HomeWararMadaxweynaha Puntland oo ku baaqay in Maqaamka G/Banaadir looga hadlo Garoowe

Madaxweynaha Puntland oo ku baaqay in Maqaamka G/Banaadir looga hadlo Garoowe

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ka qeyb galay Munaasabad lagu qabtay Magaalada Garoowe ayaa waxaa uu ka hadlay arrinta Maqaamka Gobolka Banaadir. Madaxweyne Saciid Deni ayaa waxaa uu sheegay in Puntland ay diyaar u tahay inay marti geliso Shirarka Soomaaliya,waxaana uu ku baaqay maqaamka Gobolka Banaadir arrintiisa looga hadlo Magaalada Garoowe,isla markaana […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ka qeyb galay Munaasabad lagu qabtay Magaalada Garoowe ayaa waxaa uu ka hadlay arrinta Maqaamka Gobolka Banaadir.

Madaxweyne Saciid Deni ayaa waxaa uu sheegay in Puntland ay diyaar u tahay inay marti geliso Shirarka Soomaaliya,waxaana uu ku baaqay maqaamka Gobolka Banaadir arrintiisa looga hadlo Magaalada Garoowe,isla markaana ay Xukumadiisa ay fidin toonto Gogosha Shirka.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa uu cosaday in wada-hadallada u dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland lagu qabtay Garoowe.

Isaga oo sii hadlaayay Deni ayuu tilmaamay in Arrinta Somaliland ay tahay caqabad hortaagan Dastuurka Soomaaliya.

Kulanka uu Madaxweyne Deni ka sheegay halkaas ayaa waxaa goobjoog  ka ahaa Madax ka tirsan dowlad Goboleedka Puntland iyo Ra’iisul Wasaarihii ee dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories