HomeWararHoggaanka Ahlusunna oo Shir uga socda Magaalada Dhuusamareeb

Hoggaanka Ahlusunna oo Shir uga socda Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa haatan Shir uu uga socdaa Hogaanka Sare ee Culimadda Ahlusunna Waljameeca. Shirkan ayaa waxaa uu dhexmarayaa Guddoomiyaha Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan,Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir iyo xubno kale oo ka tirsan maamulkaas. Sidoo kale Shirka ayaa waxaa looga hadlayaa arrimo kala duwan,waxaana kamid ah […]

- Advertisement -

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa haatan Shir uu uga socdaa Hogaanka Sare ee Culimadda Ahlusunna Waljameeca.

Shirkan ayaa waxaa uu dhexmarayaa Guddoomiyaha Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan,Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir iyo xubno kale oo ka tirsan maamulkaas.

- Advertisement -

Sidoo kale Shirka ayaa waxaa looga hadlayaa arrimo kala duwan,waxaana kamid ah amiga Magaalada Dhuusamareeb iyo Ciidamadii ka socda dowladda Soomaaliya ee saakay ka degay halkaas iyo arrimo kale.

Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaa in Shirka yahay mid Albaabada ay u xiran yihiin,isla markaana warbaahinta ay dib joog ka tahay Shirkaas haatan ka socda Magaalada Dhuusamareeb.

Shirkaan Hoggaanka Sare ee Ahlusunna Waljameeca ayaa waxaa uu ku soo aadayaa,iyadoo saakay diyaarado siday Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ay ka degeen Magaalada Dhuusamareeb,kuwaasi oo la wareegay Xarunta Madaxtooyadda Galmudug ee Dhuusamareeb iyo xarumo kale oo ku yaalla halkaas.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories