HomeMaqalDhageyso:-Taliyaha Ciidanka Somaliland “Ciidankii ku biiray Puntland tagidooda waa Faa'iido”

Dhageyso:-Taliyaha Ciidanka Somaliland “Ciidankii ku biiray Puntland tagidooda waa Faa’iido”

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Taliska Ciidamada maamulka Somaliland ayaa Maanta ayaa oo Axad ah waxaa uu la hadlay Ciidamo ka tirsanaa maamulkooda oo Jimcihii la soo dhaafay ku biiray Puntland. Nuux Ismaaciil Taani oo ah Taliyaha Ciidmada Somaliland oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu sheegay in Ciidankii Somaliland ee ku sugnaa Degmada Badhan ee ku biiray […]

- Advertisement -

Taliska Ciidamada maamulka Somaliland ayaa Maanta ayaa oo Axad ah waxaa uu la hadlay Ciidamo ka tirsanaa maamulkooda oo Jimcihii la soo dhaafay ku biiray Puntland.

Nuux Ismaaciil Taani oo ah Taliyaha Ciidmada Somaliland oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu sheegay in Ciidankii Somaliland ee ku sugnaa Degmada Badhan ee ku biiray Puntland ay ku faraxsan yihiin tigitaankooda.

- Advertisement -

Sidoo kale Taliye Nuux Ismaaciil ayaa waxaa uu tilmaamay in Ciidankaas ku biiray Puntland aysan jirin wax ay u qaban jireen Somaliland,isla markaana ay ka qaadan jireen oo kaliya Mushaar,sidoo kalena ay tagidooda Faa’iidu u yahay.

“25 Sano ayeey mushahar Somaliland ka qaadanayeen wax ay nooga filnaayeen oo ay Maamulka u tari jireena ma jirin, markaa tagidoodu Faa’iido ayeey inoo tahay”ayuu yiri Taliska Ciidamada maamulka Somaliland.

Dhinaca kale Taliye Nuux Ismaaciil Taani ayaa weerar Afka ku qaaday Korneyl Caare oo horey uga soo goostay Ciidamada Soomaaliland,waxaana uu ku tilmaamay inuu yahay Nin dhibane ah

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa uu sheegay Taliska Ciidamada Somaliland in Korneyl Caare loo heysto dilka 10 nin oo isagu ka danbeeyay,isl markaana waxaa uu xusay iney aheyd in la toogto,sidoo kalena uusan mudneyn in lagu tilmaamo Nin”Geesi”.

Hoos ka Dhageyso Codka Taliyaha Ciidamada maamulka Somaliland.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories