HomeWararDhageyso:- Golaha wasiirada Galmudug oo yeeshay kulan aan caadi aheyn

Dhageyso:- Golaha wasiirada Galmudug oo yeeshay kulan aan caadi aheyn

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxa xukuumadda Galmudug Sheeikh Mazxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo golaha wasiiradu ku yeesheen magaalada Dhuusa-mareeb iyaga oo ka shiray arrimo muhiim ah. Kulanka ayaa looga hadlay shirka dib u heshiisiinta iyo sidoo kale sugida amniga ergooyinka kala duwan ee ka qeyb gelaya hase’ahaatee qodobka laga dooday ayaa ahaa […]

- Advertisement -

Madaxa xukuumadda Galmudug Sheeikh Mazxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo golaha wasiiradu ku yeesheen magaalada Dhuusa-mareeb iyaga oo ka shiray arrimo muhiim ah.

Kulanka ayaa looga hadlay shirka dib u heshiisiinta iyo sidoo kale sugida amniga ergooyinka kala duwan ee ka qeyb gelaya hase’ahaatee qodobka laga dooday ayaa ahaa odayaashii tegay deegaanada Al-shabaab sida ay uga qeyb gelayaan shirka.

- Advertisement -

Goluhu waxa ay sheegeen in ay ka digayaan khatarta ka imaan karta odayaal dhaqameedkii looga yeeray Al-shabaab lana soo xambaarsiiyay fakarka Shabaab iyaga oo sheegay in Odayaashu qeyb ka noqon karaan dadka fidin kara aragtida Alshabaab oo doonaya in ay dad ku dhex yeeshaan maamulka cusub ee dhismaya.

Halkaan Ka Dhageyso Codka 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories