HomeWararXukun dil ah oo lagu riday shakhsiyaad loo heysto Kiiskii Caa’isha Ilyaas

Xukun dil ah oo lagu riday shakhsiyaad loo heysto Kiiskii Caa’isha Ilyaas

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Maxkamadda sare ee maamulka Puntland ayaa maanta markii 3-aad u fariisatay  dhageysiga gal dacwadeedka la xiriira kiiskii Caa’isha Ilyaas ee iskugu jiray dilka iyo kufsiga. Maxkamadda ayaa xukun dil toogasha ah waxa ay ku ridday 3-aas ruux  oo laba ka mid ah ay walaalo yihiin waxaana lagu helay sida maxkamaddu sheegtay cadeeymo la xiriira kufsiga […]

- Advertisement -

Maxkamadda sare ee maamulka Puntland ayaa maanta markii 3-aad u fariisatay  dhageysiga gal dacwadeedka la xiriira kiiskii Caa’isha Ilyaas ee iskugu jiray dilka iyo kufsiga.

Maxkamadda ayaa xukun dil toogasha ah waxa ay ku ridday 3-aas ruux  oo laba ka mid ah ay walaalo yihiin waxaana lagu helay sida maxkamaddu sheegtay cadeeymo la xiriira kufsiga iyo dilka in ay ka dambeeyeen.

- Advertisement -

Horay ayaa sidaan oo kale 3-daan ruux waxaa loogu soo xukumay dil hase’ahaatee kiiska ayaa loo soo gudbiyay maxkamadda sare iyada oo ku raacday go’aankii hore.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories