HomeWararXasan Sheikh Maxamuud oo u hambalyeeyay Madaxweynaha dib loo doortay ee...

Xasan Sheikh Maxamuud oo u hambalyeeyay Madaxweynaha dib loo doortay ee Jubbaland

Date:

Related stories

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Kadib dib u doorashada madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe waxaa hambalyo u diray madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheikh Maxamuud. Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in uu hambalyo iyo bogaadiinba u dirayo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo dib loo doortay. Waxa uu yiri” Waxaan u hambalyeynayaa Madaxweynaha la doortay Md. Axmad Madoobe […]

- Advertisement -

Kadib dib u doorashada madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe waxaa hambalyo u diray madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheikh Maxamuud.

Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in uu hambalyo iyo bogaadiinba u dirayo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo dib loo doortay.

- Advertisement -

Waxa uu yiri” Waxaan u hambalyeynayaa Madaxweynaha la doortay Md. Axmad Madoobe Waxaan leeyahay xilka Ilaahey ha kula garab galo.

Noqo kii bulshada reer Jubaland usii horumariyo, una dhammeystiro baahiyaha dib u dhiska oo ay ugu horreyso AMNIGA”

Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta dib loogu doortay Jubbland in uu hogaamiyo 4-sano ee soo socoto kadib markii 56-cod uu kaga guulaystay 2-ba musharax  oo kale oo midood ay haeyd haweeneey.

- Advertisement -

Dhinaca kalana Madaxweynaha Jubbaland ee dooran ayaa hambalyo ka helay xildhibaano ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka Somalia oo ka qeyb galay doorashada ka dhacday Kismaayo.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories