HomeWararWasaaradda A/Gudaha oo Caddeysay Mowqifkeeda Doorashooyinkii ka dhacay Kismaayo

Wasaaradda A/Gudaha oo Caddeysay Mowqifkeeda Doorashooyinkii ka dhacay Kismaayo

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ka soo saartay Doorashooyin kala duwan oo maanta ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Jubbaland. Wasaaradda Arrimaha gudaha ayaa sheegtay in aysan ineysan aqoonsaneyn natiijooyinka kala duwan ee kasoo baxay Doorashada Xildhibaanada Jubbaland ay ku doorteen Axmed Maxamed […]

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ka soo saartay Doorashooyin kala duwan oo maanta ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Jubbaland.

Wasaaradda Arrimaha gudaha ayaa sheegtay in aysan ineysan aqoonsaneyn natiijooyinka kala duwan ee kasoo baxay Doorashada Xildhibaanada Jubbaland ay ku doorteen Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo mida musharixiinta Mucaaradka ay ku doorteen Cabdirashiid Maxamed Xidig.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasaaradda ayaa tilmaamamtay in Doorashooyinkaas ay sameeyeen shaqsiyaad kala duwan mid walba gaarkiisa u sheegto Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland.

Dhinaca kale Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Walaac ka muujisay dhacdooyinka kasoo cusboonaaday Magaalada Kismaayo ee ku saabsan, Isla Caleema saarka baalmarsan habraacyada Doorashooyinka, Dastuurka iyo Shuruucda Dalka.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha. 

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories