HomeWararSawirro:-Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka Somalia oo goob joog ka...

Sawirro:-Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka Somalia oo goob joog ka ah doorashada Jubbaland

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Iyada oo daqiiqado yar ay ka harsantahay bilaabashada doorashada madaxweynaha cusub ee maamulka Jubbaland ayaa waxaa hoolka ku sugan xildhibaano ka tirsan golaha shacabka iyo aqalka sare ee baarlamaanka Somalia. Xildhibaanadaan ayaa Kismaayo u tegay taageerada doorashada madaxtinimmo ee Jubbaland iyaga oo kulamo la qaatay intii ay ku sugnaayeen halkaas sidoo kalana taageero siyaasadeed u […]

- Advertisement -

Iyada oo daqiiqado yar ay ka harsantahay bilaabashada doorashada madaxweynaha cusub ee maamulka Jubbaland ayaa waxaa hoolka ku sugan xildhibaano ka tirsan golaha shacabka iyo aqalka sare ee baarlamaanka Somalia.

Xildhibaanadaan ayaa Kismaayo u tegay taageerada doorashada madaxtinimmo ee Jubbaland iyaga oo kulamo la qaatay intii ay ku sugnaayeen halkaas sidoo kalana taageero siyaasadeed u muujiyay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

- Advertisement -

Xubnaha xildhibaanadaan ayaa u badan kuwa mucaaradka ku ah siyaasadda xukuumadda Somalia waxaa kale oo iyana taageero u muujiyay Jubbaland qaar ka mid ah xisbiyada mucaaradka ah ee Somalia.     

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories