HomeWararSawirro:-Dowladda Britain oo saldhig lagu tababaro ciidamada KGS ka hirgelisay Baydhabo

Sawirro:-Dowladda Britain oo saldhig lagu tababaro ciidamada KGS ka hirgelisay Baydhabo

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha maamulka  Koonfur Galbeed Somaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen Ayaa Daahfurey Xarun loogu Talagalay inay Tababar ku Qaataan Ciidanka Xooga Dalka Qeybta 60aad Taasi oona ay ka koobantahay Xafiisyo iyo Goobo lagu Barto Sida Wax loo liisho. Madaxweynaha ayaa Gudaha Xarunta Waxaa kuso dhoweyey Wasiiru Dowlaha Wasaarada Arimaha Dibada Dowlada ingiriiska Uqaabilsan Arimaha Afrika […]

- Advertisement -

Madaxweynaha maamulka  Koonfur Galbeed Somaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen Ayaa Daahfurey Xarun loogu Talagalay inay Tababar ku Qaataan Ciidanka Xooga Dalka Qeybta 60aad Taasi oona ay ka koobantahay Xafiisyo iyo Goobo lagu Barto Sida Wax loo liisho.

Madaxweynaha ayaa Gudaha Xarunta Waxaa kuso dhoweyey Wasiiru Dowlaha Wasaarada Arimaha Dibada Dowlada ingiriiska Uqaabilsan Arimaha Afrika Safiirka Dowlada ingiriska u fadhiya Soomaaliya iyo Sarakiil Kala Duwan.

- Advertisement -

Soo Dhoweyn ka dib madaxweyne ayaa kormeerey qeybaha ay ka koobantahay Xaruntan Waxana uu Bogaadiyey Sarakiisha Dowlada Engiriiska Sida ay Marwaliba ugarab tagan yiihin Sidii Dowlada Soomaliyeed ay uheli lahayd Ciidamo Tayaysan oo la wareega Aminiga Guud Deegaanadda Koondur Galbeed.

Kormeerka iyo indha indhaynta ka dib Madaxweynaha ayaa kullan Saacado Qaatay Waxa uu la qatay Madaxda ka Socotay Dowlada Ingiriska Waxayna Kawada Hadleen Sidii Xariirka Dowlada Ingiriiska ay u kordhin Lahayd Waxaana kulanka uu ahaa Mid looga hadlaayey Qodobo ay Kamid ahayeen Tayanta iyo Tababarida Dowlada Ingiriiska ay Siinayso Ciidanka Dowlada Somaliyeed gaar ahaan kuwa KG.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Mudane Cabdicasiis Lafta gareen Ayaa Madaxda kala Hadlay Sidii Kaalintooda ku aadan Xureynta Gobolada Koonfur Galbeed uga gaysan lahayeen Sido kale Madaxweyne Cabdicasiis ayaa Madaxda kala Hadlay Sidii ay Wax uga Qaban lahayeen Xaaladaha Biniadanimo ee ka jira Koonfur Galbeed Somaliya.

- Advertisement -

Madaxda kasocotay Dowlada Ingiriiska ayaa Dhankooda waxa ay Sheegen inay Wadaan Sidii ay usoo Saari lahayeen Macalimiin Somali ah oo Tawabarta Ciidanka Waxana ay Carabka ku adkeeyen in Kan Ingiriis ahaan ay kaalin Weyn ka geysan Doonan Xureynta Koonfur Galbeed Soomaaliya iyagoona ay Xuseen in Mar waliba muhiimada koowaad ay Sinayaan Arimaha Biniaaddanimada.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories