HomeWararPuntland oo fariin u dirtay Madaxweynaha Jubbaland iyo dowladda Fedraalka Somalia

Puntland oo fariin u dirtay Madaxweynaha Jubbaland iyo dowladda Fedraalka Somalia

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

War qoraal ah oo ka soo baxay madaxtooyada maamulka Puntland  ayaa hambalyo loogu diray  madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. Qoraalka ayaa lagu yiri madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo ku hadlaya magaca golayasha maamulka Puntland iyo dhamaan shacabka waxa uu hambalyo u dirayaa madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maanta lagu doortay magaalada […]

- Advertisement -

War qoraal ah oo ka soo baxay madaxtooyada maamulka Puntland  ayaa hambalyo loogu diray  madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Qoraalka ayaa lagu yiri madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo ku hadlaya magaca golayasha maamulka Puntland iyo dhamaan shacabka waxa uu hambalyo u dirayaa madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maanta lagu doortay magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ee Jubbaland.

- Advertisement -

Dhinaca kana qoraalka ayaa baaq loogu diray madaxweynaha Jubbaland kaas oo ahaa in uu dhameeyo khilaafka gudaha isdoo kalana dowladda dhexe ayaa loogu baaqay in ay dhamayso wixii khilaaf ah ee kala dhaxeeya Jubbaland.

Halkaan Ka Akhriso Qoraalka 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories