HomeWararDoorashada madaxweynaha Jubbaland oo bilaabatay

Doorashada madaxweynaha Jubbaland oo bilaabatay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Magaalada Kismaayo waxaa ka bilaabatay doorashada madaxweynaha maamulka Juubaland waxaana hoolka lagu qabanayo ku sugan xildhibaano ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka Somalia Odayaal dhaqameed xildhibaanada cusub ee Jubbaland. Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Jubbaland ayaa ku sugan hoolka doorashada iyaga oo u soo diyaar garoobay sidii ay u dooran lahaayeen madaxweynaha cusub ee maamulkaas. Doorashadaan […]

- Advertisement -

Magaalada Kismaayo waxaa ka bilaabatay doorashada madaxweynaha maamulka Juubaland waxaana hoolka lagu qabanayo ku sugan xildhibaano ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka Somalia Odayaal dhaqameed xildhibaanada cusub ee Jubbaland.

Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Jubbaland ayaa ku sugan hoolka doorashada iyaga oo u soo diyaar garoobay sidii ay u dooran lahaayeen madaxweynaha cusub ee maamulkaas.

- Advertisement -

Doorashadaan waxaan goobjoog ka aheyn dowladda Somalia beesha caalamka iyo dhamaan dowladaha sida gaar ka ah u taageera Somalia,iyada oo sawiro laga soo qaaday howlka ay miijinayaan xildhibaanadii ka tirtsanaa labada aqal ee tegay Kismaayo oo ka mid ah dadka kor joogtada ah.

Lam aoga waxa ka dhici kara Kismaayo haddii ay dhacdo doorasho iska soo hor jeedda oo aan taageero ka heysan dowladda dhexe iyo beesha caalamka oo cadeeyay mowqifkooda doorashada hase’ahaate Jubbaland waxa ay ku fara adeegeysaa go’aankeeda iyo sidii ay u qabsan lkaheyd doorasho.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories