HomeWararDEG DEG:- Axmed Madoobe oo mar kale loo doortay madaxweynaha Jubbaland

DEG DEG:- Axmed Madoobe oo mar kale loo doortay madaxweynaha Jubbaland

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

  Waxaa goor dhow la soo geba-gebeeyay doorashadii madaxweynaha maamulka Jubbaland oo ka socotay magaalada Kismaayo waxaana doorashadaas ku guulaystay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. 3-Musharax oo kala ahaa Axmed Maxamedc Islaam, Canab Maxamed Daahir, iyo Maxamuud Maxamed Cumar ayaa ku wada tartamay doorashada waxaana iyada oo aan tirinta codadku bilaaban hoolka is […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Waxaa goor dhow la soo geba-gebeeyay doorashadii madaxweynaha maamulka Jubbaland oo ka socotay magaalada Kismaayo waxaana doorashadaas ku guulaystay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

- Advertisement -

3-Musharax oo kala ahaa Axmed Maxamedc Islaam, Canab Maxamed Daahir, iyo Maxamuud Maxamed Cumar ayaa ku wada tartamay doorashada waxaana iyada oo aan tirinta codadku bilaaban hoolka is qabsaday sawaxan iyo mashxarad.

Axmed Maxamed Islaam ayaa ku horeeyay codadka waxaana uu helay 56-cod Canab Maxamed Daahir ayaa iyana heshay 17-cod halka Musharaxa kale ee Maxamuud Maxamed Cumar uu helay 1-cod oo kaliya.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts