HomeWararDagaal Kooxda Macawiisley iyo Al-shabaab ku dhex maray gobolka Hiiraan

Dagaal Kooxda Macawiisley iyo Al-shabaab ku dhex maray gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Dagaal xooggan ayaa kooxda Macawiisley iyo Alshabaab waxa uu ku dhex maray deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan kadib markii dhalinyarada is abaabushay ee la magac baxay Macawiisley ay weerar ku qaadeen deegaan ay ku sugnaayeen Shabaabku. Dagaalka ayaa waxa uu ka dhacay deegaano hoos taga degmada Bo’aqable ee gobolka Hiiraan iyada oo saqdii dhexe ee […]

- Advertisement -

Dagaal xooggan ayaa kooxda Macawiisley iyo Alshabaab waxa uu ku dhex maray deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan kadib markii dhalinyarada is abaabushay ee la magac baxay Macawiisley ay weerar ku qaadeen deegaan ay ku sugnaayeen Shabaabku.

Dagaalka ayaa waxa uu ka dhacay deegaano hoos taga degmada Bo’aqable ee gobolka Hiiraan iyada oo saqdii dhexe ee xalay ay Macawiisley ay weerarwwn saldhig ay maamulayeen Alshabaab.

- Advertisement -

Hor joogayaal u hadlay kooxda macawiislayda ayaa sheegay in ay dagaalkaas ku dileen dagaalyahano ka tirsan Alshabaab dhinacoodana waxa uu tilmaamay in uusan jirin khasaare sidaas usii buuran.

Dadka deegaanka oo is baabulay lana magac baxay Macawiisley oo gacan ka helaya ciidamada dowladda ayaa dhowr jeer sidaan oo kale weeraro ugu qaaday deegaano Alshabaab ay kaga sugnaayeen gobolka Hiiraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories