HomeWararSawirro:-Madaxweynaha K/Galbeed oo la kulmay Wasiiru-Dowlaha Britain ee A/Afrika

Sawirro:-Madaxweynaha K/Galbeed oo la kulmay Wasiiru-Dowlaha Britain ee A/Afrika

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Daahfurey Xarun loogu Talagalay inay Tababar ku Qaataan Ciidanka Xooga Dalka Qeybta 60aad Taasi  oo ka kooban Xafiisyo iyo Goobo lagu Barto Sida Wax loo liisho. Madaxweynaha ayaa Gudaha Xarunta Waxaa kuso dhoweyey Wasiiru Dowlaha Wasaarada Arimaha Dibada Dowlada UK Uqaabilsan Arimaha […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Daahfurey Xarun loogu Talagalay inay Tababar ku Qaataan Ciidanka Xooga Dalka Qeybta 60aad Taasi  oo ka kooban Xafiisyo iyo Goobo lagu Barto Sida Wax loo liisho.

Madaxweynaha ayaa Gudaha Xarunta Waxaa kuso dhoweyey Wasiiru Dowlaha Wasaarada Arimaha Dibada Dowlada UK Uqaabilsan Arimaha Afrika Safiirka Dowlada Ingriiska u fadhiya Somaliya iyo Sarakiil Kala Duwan.

- Advertisement -

Soo Dhoweyn ka dib madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa kormeerey qeybaha ay ka koobantahay Xaruntan Waxana uu Bogaadiyey Sarakiisha Dowlada UK Sida ay Marwaliba ugarab tagan yiihin Sidii Dowlada Somaliyeed ay uheli lahayd Ciidamo Tayaysan oo la wareega Amniga Guud Deegaanadda Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Mudane Cabdicasiis Lafta gareen Ayaa Madaxda kala Hadlay Sidii Kaalintooda ku aadan Xoreynta Gobolada Koonfur Galbeed uga gaysan lahayeen, Sidoo kale Lafta gareen  ayaa Madaxda kala Hadlay Sidii ay Wax uga Qaban lahayeen Xaaladaha Bini-aadanimo ee ka jira Koonfur Galbeed Somaliya.

Madaxda kasocotay Dowlada Ingiriiska ayaa Dhankooda waxa ay Sheegen inay Wadaan Sidii ay usoo Saari lahayeen Macalimiin Somali ah oo Tababarta Ciidanka Waxaana ay Carabka ku adkeeyen in Kan UK ahaan ay kaalin Weyn ka geysan Doonan Xoreynta Koonfur Galbeed Soomaaliya iyagoona xusay in Marwaliba muhiimada kowaad ay Siinayaan Arrimaha Bini-aadanimada.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories