HomeWararSawirro:-Maamulka G/Banaadir oo Bilaabay Diinwaan galinta Aqoonsiga guryaha

Sawirro:-Maamulka G/Banaadir oo Bilaabay Diinwaan galinta Aqoonsiga guryaha

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Siihayaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda Gobolka Banaadir mudane Ibraahim Cumar Mahad-Alla (Ibraahim Dheere) iyo Gudoomiye ku xigeen arrimaha Bulshada iyo wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (jaktti) ayaa maanta si rasmi ah xarunta degmada Xamar Jajab ku daahfuray barnaamij uu maamulka degmadaas ku hirgalinayo diinwaan galinta aqoonsiga […]

- Advertisement -

Siihayaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda Gobolka Banaadir mudane Ibraahim Cumar Mahad-Alla (Ibraahim Dheere) iyo Gudoomiye ku xigeen arrimaha Bulshada iyo wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (jaktti) ayaa maanta si rasmi ah xarunta degmada Xamar Jajab ku daahfuray barnaamij uu maamulka degmadaas ku hirgalinayo diinwaan galinta aqoonsiga guryaha.

Barnaamijkan uu hirgaliyay maamulka degmada Xamar Jajab ayaa ah mid lagu xoojinayo diiwangalinta diriseenta iyo in dhisma kaste oo dagmadaasi ku yaala loo sameeyo diiwaangalin sax ah iyo sidoo kale taargo lagu aqoonsan karo.

- Advertisement -

Mas’uuliyiinta ka tirsan Maamulka degmada Xamar Jajab iyo qaar kamid ah shacabka kunool degmdaas ayaa ka qeyb galay Xaflada lagu daahfuray Barnaamij uu maamulka Xamar Jajab  ku hirgalinayo diinwaan galinta aqoonsiga guryaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories