HomeWararDhageyso:-C/qaadir Cosoble “Hadii Mas’uuliyiinta Maanta dhagaha ka fureysanayan Arinka Muqdisho,waxaa imaaneysa in...

Dhageyso:-C/qaadir Cosoble “Hadii Mas’uuliyiinta Maanta dhagaha ka fureysanayan Arinka Muqdisho,waxaa imaaneysa in dadka shacabka ay soo baxaan”

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Guddoomiyaha Xisbiga Ilays ahan Xildhibaanad ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Cabduqaadir Cosoble Cali ayaa  waxaa uu eedeeyay u jeediyay Madaxda dowladda Soomaaliya. Xildhibaan C/qaadir Cosoble ayaa Madaxda dowladda ku eedeeyay inay dhegaha ka fureystaan arrinta Maqaamka Muqdisho oo isaga horkacayo arrinta Maamul loogu sameeynayo Gobolkaan Banaadir. Sidoo kale Xildhibaan Cosoble ayaa Carabka ku dhuftay […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Xisbiga Ilays ahan Xildhibaanad ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Cabduqaadir Cosoble Cali ayaa  waxaa uu eedeeyay u jeediyay Madaxda dowladda Soomaaliya.

Xildhibaan C/qaadir Cosoble ayaa Madaxda dowladda ku eedeeyay inay dhegaha ka fureystaan arrinta Maqaamka Muqdisho oo isaga horkacayo arrinta Maamul loogu sameeynayo Gobolkaan Banaadir.

- Advertisement -

Sidoo kale Xildhibaan Cosoble ayaa Carabka ku dhuftay in shacabka Caasimadda ay isu soo bixi doonaan,isla markaana ay ku dhawaaqi doonaan maamul ay doorteen ayna raalli ka yihiin lana xisaabtamayaan.

“Dadka Gobolka Banaadir degan waa dadka kaliya ee maanta dowladda Dhexe ayaga ku haayo, canshuur ku haayo, amni ku haayo, ciidan ku haayo, hadana looma ogolo in Duq Magaalo iyo Guddoomiye Gobol soo doortaan, inta aan la gaarin maqaam Caasimad, caasumadda maxay noqonayee, anaga waxaa rabnaa Gobolka Banaadir inuu yeesho Gole deegaan ay dadka soo doortaan ”ayuu yiri Xildhibaan Cosoble.

Si kasbata Xildhibaan C/qaadir Cosoble ayaa kamid ah Mas’uuliyada siweyn u horboodaya in Maqaamka uu yeesho Gobolka Banaadir,waxaana jeer dowladda uu ku eedeeyay arrimo uu uga hadlaayay arrinta Maqaamka Gobolka.

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Xildhibaan C/qaadir Cosoble.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories