HomeWararDEG DEG:-Dil Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG:-Dil Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

War Goordhow soo gaaray Radio Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in Askari ka tirsan dowladda Goordhow qof shacab ahaa uu ku dilay Isgoyska Tarabuunka ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Dad ku sugan Tarabuunka oo la hadlay Dalsan ayaa u sheegay in askariga dilka geystay iyo qofka shacabka ahaa uu soo kala […]

- Advertisement -

War Goordhow soo gaaray Radio Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in Askari ka tirsan dowladda Goordhow qof shacab ahaa uu ku dilay Isgoyska Tarabuunka ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Dad ku sugan Tarabuunka oo la hadlay Dalsan ayaa u sheegay in askariga dilka geystay iyo qofka shacabka ahaa uu soo kala dhexgalay muran,waxaana uu u geeriyooday qofka  rasaas lagu dhuftay.

- Advertisement -

Meydka Marxuumka ayaa waxaa goobta uu dilka ka dhacay ka qaaday dad kale oo shacab ahaa,kuwaasi oo ku sugnaa Isgoyska Tarabuunka ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku darayan in Askarigii dilka geystay uu goobta si deg deg ah uga baxsaday,waxaana xiligaas goobta ka Agdhawaa Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo Isgoyska Tarabuunka ku leh fariisimo.

Askarta ka tirsan Ciidamada dowldda Soomaaliya ayaa xiliyada qaar Magaalada Muqdisho dilal ugu geysta dadka shacabka ah iyo Darawada kaxeeysa Mooto Bajaajta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories