HomeWararTOOS:-Khudbadaha Musharaxiinta Madaxweynaha Jubbaland oo Bilaabatay

TOOS:-Khudbadaha Musharaxiinta Madaxweynaha Jubbaland oo Bilaabatay

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Jubbaland ayaa Goordhow waxaa ka bilaabatay hadal jeedinta Musharaxiinta u taagan qabashada Madaxweynanimada Dowlad Goboleedka Jubbaland. Doorashada Madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa ku tartamaya Musharaxiin dhowr ah oo uu kamid yahayb Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe,kaasi oo waqtigiisa sii dhammaanaya. Musharaxiinta ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland ka hor […]

- Advertisement -

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Jubbaland ayaa Goordhow waxaa ka bilaabatay hadal jeedinta Musharaxiinta u taagan qabashada Madaxweynanimada Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Doorashada Madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa ku tartamaya Musharaxiin dhowr ah oo uu kamid yahayb Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe,kaasi oo waqtigiisa sii dhammaanaya.

- Advertisement -

Musharaxiinta ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland ka hor Akhrinaya howlaha ay doonayaan inay qabtaan marka la doorto.

Magaalada Kisamayo ayaa waxaa lagu wadaa in Doorashada Madaxweynaha Jubbaland ay ka dhacdo 22-ka Bishaan oo ku beegan Khamiista soo socota.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories