HomeWararSawirro:-Ciidamada Amaanka Puntland oo soo Bandhigay waxyaabaha Qarxa

Sawirro:-Ciidamada Amaanka Puntland oo soo Bandhigay waxyaabaha Qarxa

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ciidamada amniga dowlad Goboleedka Puntland ee PSF ayaa xalay waxaa howlgalo ay  ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Howlgalka ay sameeyeen Ciidanka amniga Puntland ayaa waxaa ku wehlinayay Ciidanka Booliska Boosaaso,waxaana inta uu socday howlgalka ay kusoo qabteen waxyaabaha Qarxa. Qaraxyada ay soo Bandhigeen Ciidamada ayaa ahaa kuwo Miino nooca […]

- Advertisement -

Ciidamada amniga dowlad Goboleedka Puntland ee PSF ayaa xalay waxaa howlgalo ay  ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Howlgalka ay sameeyeen Ciidanka amniga Puntland ayaa waxaa ku wehlinayay Ciidanka Booliska Boosaaso,waxaana inta uu socday howlgalka ay kusoo qabteen waxyaabaha Qarxa.

- Advertisement -

Qaraxyada ay soo Bandhigeen Ciidamada ayaa ahaa kuwo Miino nooca dhulka lagu aaso ah,isla markaana waxaa Saraakiisha Puntland ay sheegeen in qaraxyada la doonayay in lagu dhibaateeyo shacabka kunool Magaalada Boosaaso.

Ciidamada amniga dowlad Goboleedka Puntland ee PSF ayaa dhowr jeer soo bandhigay qaraxyo ay sheegeen inay fashiliyeen,kuwaasi oo la doonayay in lagu dhibaateeyo shacabka reer Puntland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories