HomeWararMareykanka oo War kasoo saaray Duqeyn uu ka fuliyay Gobolka Sh/Hoose

Mareykanka oo War kasoo saaray Duqeyn uu ka fuliyay Gobolka Sh/Hoose

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Taliska Ciidamada Mareykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen deegaan ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Qoraal kasoo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyntan oo lala kaashaday dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, laga fuliyey Deegaanka Kunya Barrow ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Sidoo kale Warka Taliska Ciidamada Mareykanka […]

- Advertisement -

Taliska Ciidamada Mareykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen deegaan ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.

Qoraal kasoo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyntan oo lala kaashaday dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, laga fuliyey Deegaanka Kunya Barrow ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

- Advertisement -

Sidoo kale Warka Taliska Ciidamada Mareykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeynta lagu dilay mid kamid ah dagaalamayaasha Al-shabaab.

Waxayna intaasi ku dareen inaysan dad rayid ah lagu dilin, laguna dhaawicin Duqeyntaasi.

Ciidamada Xoogga dalka oo kaashanaya Mareynkanka ayaa howlgalka ka dhan ah Al-shabaab ka wada dalka,waxaana jira deegaano laga saaray Al-shabaab,kuwaasi oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose,isla markaana ay kamid tahay Degmada Awdheegle.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories