HomeWararJubbaland oo ku dhawaaqday in Magaalada Kismaayo laga xiray Cirka,dhulka iyo Badda

Jubbaland oo ku dhawaaqday in Magaalada Kismaayo laga xiray Cirka,dhulka iyo Badda

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Guddiga amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray ammaro Culus oo ku aadan sugida amiga inta ay socoto Doorashada Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland. War-saxaafadeed ka soo baxay Guddiga amniga Jubbaland ayaa lagu dhawaaqay  laga bilaabo Maanta oo ay taariikhda ku beegan tahay 20-Bisha Agoosto in la xiray dhammaan xuduudaha Magaalada Kismaayo sida Cirka,dhulka iyo Badda. […]

- Advertisement -

Guddiga amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray ammaro Culus oo ku aadan sugida amiga inta ay socoto Doorashada Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland.

War-saxaafadeed ka soo baxay Guddiga amniga Jubbaland ayaa lagu dhawaaqay  laga bilaabo Maanta oo ay taariikhda ku beegan tahay 20-Bisha Agoosto in la xiray dhammaan xuduudaha Magaalada Kismaayo sida Cirka,dhulka iyo Badda.

- Advertisement -

Sidoo kale Warka Guddiga ayaa waxaa lagu mamnuucay in garoonka diyaaradaha, Gaadiidka badda iyo barigga midna aan laso gali karin muddada lagu jiro doorashada Madaxweynaha Jubbaland.

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Jubbaland ayaa waxaa lagu wadaa in Khamiista soo socota ay ka dhacdo Doorashada Madaxtinimada Maamulkaas.

Hoos ka Akhriso Warka kasoo baxay Guddiga amniga Jubbaland.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories