HomeMaqalDhageyso:-Mid kamid ah Musharaxiinta Madaxweynaha Jubbaland oo tanaasulay

Dhageyso:-Mid kamid ah Musharaxiinta Madaxweynaha Jubbaland oo tanaasulay

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Axmed Cabdi Cabdi oo kamid ahaa musharaxiinta u taagan qabashada Xilka Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Goordhow ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay u tartanka Doorashada. Sababta uu Doorashada uga tanaasulay Axmed Cabdi ayuu sheegay inay tahay arrimo isaga u gaar ah,isla marlaana uu go’aansaday uu ka haro tartankii uu ugu jiray Madaxtinimada Dowlad-goboleedka Jubbaland. Sidoo […]

- Advertisement -

Axmed Cabdi Cabdi oo kamid ahaa musharaxiinta u taagan qabashada Xilka Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Goordhow ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay u tartanka Doorashada.

Sababta uu Doorashada uga tanaasulay Axmed Cabdi ayuu sheegay inay tahay arrimo isaga u gaar ah,isla marlaana uu go’aansaday uu ka haro tartankii uu ugu jiray Madaxtinimada Dowlad-goboleedka Jubbaland.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa uu sheegay Axmed Cabdi  tanaasulka uu sameeyay in uu u arko ay ku jiro danta reer Jubbaland,waxaana uu mahadceliyay dadkii kula taliyay inuu ka haro Doorashada Madaxtinimada Jubbaland.

Doorashada Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ku tartamaya Musharaxiin dhowr ah oo ku jiro Madaxweynaha waqtigiisa sii dhamaanaya ee Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Doorashada Madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa lagu wadaa inay dhacdo 22-ka Bishan oo ku beegan khamiista soo socota sida uu shaaciyay Guddiga Doorashada.

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Axmed Cabdi Cabdi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories