HomeWararSawirro:-Cabdiraxmaan C/shakuur oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Sawirro:-Cabdiraxmaan C/shakuur oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa xalay gaaray Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdi shakuur Warsame iyo wafdi uu hogaaminayo,iyadoo halkaasi lagu soo dhaweeyay. Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ayaa markii uu gaaray C/raxmaan Cabdishakuur ayaa waxaa kusoo dhaweeyay dad isugu jiray dhalinyaro,Haween iyo taageerayaal badan oo ku sugan halkaas. Sidoo kale Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi […]

- Advertisement -

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa xalay gaaray Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdi shakuur Warsame iyo wafdi uu hogaaminayo,iyadoo halkaasi lagu soo dhaweeyay.

Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ayaa markii uu gaaray C/raxmaan Cabdishakuur ayaa waxaa kusoo dhaweeyay dad isugu jiray dhalinyaro,Haween iyo taageerayaal badan oo ku sugan halkaas.

- Advertisement -

Sidoo kale Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi shakuur ayaa maalmihii la soo dhaafay socdaal ku marayay deegaano ka tirsan Galmudug,isagoo Shir uga qeyb galay Magaalada Cadaado.

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa Socdaalka uu ku tegay Dhuusamareeb waxaa noqonayaa markii labaad,waxaana ugu dambeysay sanadkii 2016-kii.

Dhuusamareeb ayaa waxaa ku sugan Madax badan dowladda Soomaaliya iyo inta badan Ergada ka qeyb galeysa Shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug,kaasi oo lagu wado inuu ka furmayo halkaas.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories