HomeWararMadaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo Maanta kulan yeelanaya

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo Maanta kulan yeelanaya

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Jatuuti ayaa Maanta waxaa kulan la yeelanayaa dhiggiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Kulanka u dhexeeya labada Madaxweyne ayaa ah mid wada hadallo ah,kaasi oo looga hadli doono xaaladaha siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee Gobolka, gaar ahaan danaha wadajirka ah ee ka dhexeeya labada […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Jatuuti ayaa Maanta waxaa kulan la yeelanayaa dhiggiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Kulanka u dhexeeya labada Madaxweyne ayaa ah mid wada hadallo ah,kaasi oo looga hadli doono xaaladaha siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee Gobolka, gaar ahaan danaha wadajirka ah ee ka dhexeeya labada Jamhuuriyadood.

- Advertisement -

Sidoo kale inta uu ku sugan Madaxweyne Farmaajo dalka Jabuuti ayaa kulan la qaadan doonaa Madax ka tirsan dowladda Jabuuti iyo xubno kale.

Booqashadan ayaa salka ku haysa aragti wadaagga ku saleysan iskaashiga, wadajirka, danwadaagga iyo xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada shacab ee walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Jabuuti.

Safarka Madaxweynaha ayaa ku wehelinaya Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Canshuur Xasan iyo Agaasimaha Madaxtooyada Mudane Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade).

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories