HomeWararGuddiga Doorashada Jubbaland oo fuliyay Codsi uga yimid Beesha Caalamka

Guddiga Doorashada Jubbaland oo fuliyay Codsi uga yimid Beesha Caalamka

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Magaalada Kismaayo ayaa waxaa kulan ku yeeshay Guddoonka Cusub ee Baarlamaanka Jubbaland iyo Guddiga Madaxa Bannaan ee xuduudaha iyo Doorashoyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland. Kulanka ayaa waxaa uu ahaa mid is xog-wareysi ah,isla markaaa aad loogu falanqeeyay arrimaha Doorashooyinka iyo howlaha soo qabsoomay iyo caqabaha weli heysta Guddiga Doorashada. War-saxaafadeed ka soo baxay Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland […]

- Advertisement -

Magaalada Kismaayo ayaa waxaa kulan ku yeeshay Guddoonka Cusub ee Baarlamaanka Jubbaland iyo Guddiga Madaxa Bannaan ee xuduudaha iyo Doorashoyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Kulanka ayaa waxaa uu ahaa mid is xog-wareysi ah,isla markaaa aad loogu falanqeeyay arrimaha Doorashooyinka iyo howlaha soo qabsoomay iyo caqabaha weli heysta Guddiga Doorashada.

- Advertisement -

War-saxaafadeed ka soo baxay Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in Guddoonka uu la wareegay hawsha hannaanka qabashada Doorashada Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland.

Go’aankan ayaa yimid kadib codsi ka yimid Beesha Caalamka,kaasi lagu sheegay in Baarlamaanka Cusub ee Jubbaland uu door muuqda ku yeesho qabashada Doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo lagu wado in ay Kismaayo ka qabsoonto khamiista soo socota ee taariikhdu ku beegantahay 22-8-2019.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka ka soo baxay Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories