HomeWararWasiir Islow oo Shaqo Joojin ku sameeyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda amniga

Wasiir Islow oo Shaqo Joojin ku sameeyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda amniga

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Warqad kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha dowladda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa waxaa shaqada looga joojiyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda amniga. Ambuga Yuusuf Cali Maxamed oo ahaa Agaasimihii Guud ee Wasaaradda amniga ayaa Wasiir Islow waxaa uu ku sameeyay Shaqo,waxaana xilkaas si KMG ah loogu magacaabay Axmed Cabdi Kooshin. Warqada Shaqo joojinta […]

- Advertisement -

Warqad kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha dowladda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa waxaa shaqada looga joojiyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda amniga.

Ambuga Yuusuf Cali Maxamed oo ahaa Agaasimihii Guud ee Wasaaradda amniga ayaa Wasiir Islow waxaa uu ku sameeyay Shaqo,waxaana xilkaas si KMG ah loogu magacaabay Axmed Cabdi Kooshin.

- Advertisement -

Warqada Shaqo joojinta ayaa lagu xusay in la baabi’iyay xilka Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda amniga,kadib Go’aan ka soo baxay Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya.

Sidoo kale Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha dowladda Soomaaliya ayaa hay’addaha amniga ka Codsaday inay si xushmad leh ula shaqeeyaan Axmed Cabdi Kooshin oo ah siihaayaha Agaasimaha guud ee Wasaaradaas.

Hoos ka Akhriso Warqada shaqo joojinta.

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories