HomeWararToogasho ka dhacday Maqaayad ku taalla Magaalada Paris

Toogasho ka dhacday Maqaayad ku taalla Magaalada Paris

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Toogashaadaan ayaa waxaa gaystay nin magaalayada soo galay ka dibna a dalbaday ninkii maqaaayada ka shaqaynayay cunno saacado badan oo uu sugi waayay ayaa keentay inuu togto ninkii maqaayada ka  shaqaynayay sida uu sheegay taliyaha ciidanka magaalada ay toogashada ay a dhacday. Ninka aya la sheegay inuu toogashada uu istcmaay qori uu sitay uu ku […]

- Advertisement -

Toogashaadaan ayaa waxaa gaystay nin magaalayada soo galay ka dibna a dalbaday ninkii maqaaayada ka shaqaynayay cunno saacado badan oo uu sugi waayay ayaa keentay inuu togto ninkii maqaayada ka  shaqaynayay sida uu sheegay taliyaha ciidanka magaalada ay toogashada ay a dhacday.

Ninka aya la sheegay inuu toogashada uu istcmaay qori uu sitay uu ku dhawaacay shaqaalihii maqaayada laakin dhaawaca soo gaaray ayuu u geriyooday ayuu raaciyay talaiyaha booliska magaaladaa.

- Advertisement -

Booliska ayaa waxaa ay sheegeen  inuu dilkaa uu ka dabmeeyay in ninkaan aan  dalabkiisa loo soo  dadajin taana ay keenta inu toogto isla markaan uu gobta uu ka baxsado.

Waxaana sidoo kale ay booiska ay sheegen inay bilaabayaab baaritaano ku saabsan dilkaa.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories