HomeWararMaxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka sida oo xukun ku riday Askar

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka sida oo xukun ku riday Askar

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Maxkamadda Sare ee Ciidamadda Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun Dil toogasho ah ku riday Askari ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed iyo mid ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka. C/Waxiid Cali Sh Aadan oo ah Askari ka tirsan Ciidanka Xoogga ayaa Dil Magaalda Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay Sannadkii hore ugu geystay Muxyidiin Maxamed […]

- Advertisement -

Maxkamadda Sare ee Ciidamadda Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun Dil toogasho ah ku riday Askari ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed iyo mid ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka.

C/Waxiid Cali Sh Aadan oo ah Askari ka tirsan Ciidanka Xoogga ayaa Dil Magaalda Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay Sannadkii hore ugu geystay Muxyidiin Maxamed Cabdiraxmaan.

- Advertisement -

Sidoo kale Maxkamadda Sare ee Ciidamadda Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku riday C/raxmaan Cali Xuseen oo ka tirsanaa Nabad Sugida Baydhabo ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Maxkamadda ayaa C/raxmaan Cali ku heshay inuu dil u geystay Marxuum lagu magacaabi jiray Allaha u naxariistee Maxamed Cali Maxamed.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories