HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay dalka Jabuuti

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay dalka Jabuuti

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha iyo  wafdiga la socday ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Magaalada Muqdisho kusii sagootiyay Madax sare oo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin kale. Madaxweyne Farmaajo ayaa ajiibay […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti.

Madaxweynaha iyo  wafdiga la socday ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Magaalada Muqdisho kusii sagootiyay Madax sare oo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin kale.

- Advertisement -

Madaxweyne Farmaajo ayaa ajiibay marti qaad rasmi ah oo uu ka helay walaalkiis Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, booqashada Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaana qaadanaysa muddo labo maalmood ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories