HomeWararGuddiga Doorashada Jubbaland oo Jawaab ka bixiyay Qoraakii James Swan

Guddiga Doorashada Jubbaland oo Jawaab ka bixiyay Qoraakii James Swan

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Guddiga Doorashada Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Jawaab ka bixiyay Qoraal dalab ahaa uu u diray Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Amb James Swan. War qoraal ah oo ku qoran Luuqa English-ka ay soo saareen Guddiga Doorashada Jubbaland ayaa waxaa ay ku sheegeen in Doorashada Madaxweynaha ay ku dhicin doonto waqtigii loogu tala galay,isla markaana […]

- Advertisement -

Guddiga Doorashada Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Jawaab ka bixiyay Qoraal dalab ahaa uu u diray Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Amb James Swan.

War qoraal ah oo ku qoran Luuqa English-ka ay soo saareen Guddiga Doorashada Jubbaland ayaa waxaa ay ku sheegeen in Doorashada Madaxweynaha ay ku dhicin doonto waqtigii loogu tala galay,isla markaana aysan jirin doonin dib u dhac.

- Advertisement -

Sidoo kale Guddiga ayaa sheegay in haatan la marayo meelihii ugu dambeeyay ee arrimaha Doorashada lana qaaday 7 tallaabo oo lagama maarmaan u ah dib u habeynta hannaanka doorashada.

Qoraalka Guddiga ayaa lagu xusay in la fuliyay dhamaan shuruudihii lagu xiray ee la xiriiray Dastuurka dalka iyo hannaanka doorashada Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland.

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Amb James Swan ayaa xalay waxaa uu sheegay in aysan aqoonsanaan doonin Natiijo kasta oo ka soo baxda Doorashada Jubbaland hadii aan si dhab ah loo fulin qaar kamid ah qodobadii uu ka Codsaday Guddiga Doorashada.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Qoraalka Guddiga Doorashada oo ku qoran Luuqa English-ka.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories