HomeWararBoqolaal qof oo Dibadbax ku maray Waddooyinka Hong Kong

Boqolaal qof oo Dibadbax ku maray Waddooyinka Hong Kong

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Dadkaan dibadbaxyada dhigaya ayaa waxaa ay dalbanayaan in jaziirada Hong kong ay noqoto jaziirad si dimuqradiyad ah dadka ay wax ku maamulaan waxaan ayaa sidoo kale ay dalbanayaan in cafis loo fidiyo dhamaan dadkii loo xiray dibad-baxaa. Tobonaan kun oo dibad baxayaal ah ayaa isugu soo baxay wdooynka  waa way nee magaalada Hong Kong waxaa […]

- Advertisement -

Dadkaan dibadbaxyada dhigaya ayaa waxaa ay dalbanayaan in jaziirada Hong kong ay noqoto jaziirad si dimuqradiyad ah dadka ay wax ku maamulaan waxaan ayaa sidoo kale ay dalbanayaan in cafis loo fidiyo dhamaan dadkii loo xiray dibad-baxaa.

Tobonaan kun oo dibad baxayaal ah ayaa isugu soo baxay wdooynka  waa way nee magaalada Hong Kong waxaa ay maalinkii labad ay wadaadn dibad baxan ay ku doonayaan in shiinaha aan la hoos gayn maamul ahaan jaziiradaa,

- Advertisement -

Dad ayaa waxaa ay xireen dhamaan wadooyinka soo gala garoonka diyaaradaha magaaladaa iyadoo dhamaan la baajiyay duulimaadyadii imaan jiray iyo kuwii ka tagi jiray magaaladaa waxaan sidoo kale xayiraad  ay ku sameeyeen dhamaan qadadkii tarenada ee magaaladaa ka  shaqayn jiray.

Dowladda shinaha ayaa ciidamo dheeraad ah waxaa ay u diraydaa jaziiradaa si looga hor tago dadkaan dibad baxyada ka dhigaya magaaladaa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories