HomeWararWufuud kala duwan oo Maanta ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb

Wufuud kala duwan oo Maanta ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta waxaa lagu wadaa inay gaaraan Ergada ka qeyb galeysa Shirka dib u heshiisiinta Galmudug,kaasi oo Gogoshiisa ay taallo halkaas. Inta badan Ergada ka qeyb galeysa Shirka oo kala socota Magaalooyinka Muqdisho,Caabudwaaq iyo Balanbal ayaa lagu filayaa in saacadaha soo socda ay tegaan Magaalada Dhuusamareeb. Maanta oo […]

- Advertisement -

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta waxaa lagu wadaa inay gaaraan Ergada ka qeyb galeysa Shirka dib u heshiisiinta Galmudug,kaasi oo Gogoshiisa ay taallo halkaas.

Inta badan Ergada ka qeyb galeysa Shirka oo kala socota Magaalooyinka Muqdisho,Caabudwaaq iyo Balanbal ayaa lagu filayaa in saacadaha soo socda ay tegaan Magaalada Dhuusamareeb.

- Advertisement -

Maanta oo Sabti Taariikhduna ay ku beegan tahay 17-ka Bisha Agoosto ayaa qorshaha waxaa uu ahaa in Dhuusamareeb uu ka furmayo Shirweynaha Dib u heshiisiinta Galmudug,hayeshee waxaa la sheegay inuu dib u dhac uu yimid.

Weli lama oga sababta keentay inuu dib u dhaco markii labaad Shirweynaha Dib u heshiisiinta Galmudug oo Gogoshiisa ay taallo Magaalada Dhuusamareeb.

Guddiga Qaban-qaabada Shirweynaha Dib u heshiisiinta Galmudug ayaa shaaciyay in la diyaariyay xarumaha la dejinayo Ergada ka qeyb galeysa Shirkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories