HomeWararWasaaradda A/Gudaha oo ku baaqday in Shir dib u heshiisiin ah loo...

Wasaaradda A/Gudaha oo ku baaqday in Shir dib u heshiisiin ah loo qabto Jubbaland

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaal Iyo Dib u heshiisiinta ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay Arrimaha Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Jubaland. Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka ayaa sheegtay in habraac aan loo marin xulista Liiska Odayaasha dhaqanka ee Xildhibaanada soo xulayay. Sidoo kale Wasaaradda ayaa tilmaamay in aysan aqoonsaneyn Natiijo kasta oo sharciga baalmarsan ee kaso baxda Doorashada […]

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaal Iyo Dib u heshiisiinta ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay Arrimaha Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Jubaland.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka ayaa sheegtay in habraac aan loo marin xulista Liiska Odayaasha dhaqanka ee Xildhibaanada soo xulayay.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasaaradda ayaa tilmaamay in aysan aqoonsaneyn Natiijo kasta oo sharciga baalmarsan ee kaso baxda Doorashada Jubbaland.

Ugu dambeyntii Dowladda Soomaaliya ayaa ku baaqday in la qabto dib u heshiisiin dhab ah oo ay ka qeyb qaatan dhammaan Bulshada reer Jubbaland,si looga feejignaado qalalaase xasilooni darro ka dhacda dowlad Goboleedka Jubbaland.

Hoos ka Akhriso Warka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaal Iyo Dib u heshiisiinta.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories