HomeWararTOOS:-Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland oo socota

TOOS:-Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland oo socota

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Waxaa Goordhow Magaalada Kismaayo ka Bilaabatay Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Jubbaland,waxaana ku tartamaya ilaa shan musharax. Sidoo kale waxaa socota Codeynta Xildhibaanada Baarlamaanka Cusub ee Jubbaland,kuwaasi oo Codadka siinaya shatan musharax ee ku tartameysa Doorashada. Hoolka doorashada ayaa waxaa ku wada sugan, Xildhibaanada Jubaland ee la dhaariyey dhammaantood,Odayaasha dhaqanka, Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya […]

- Advertisement -

Waxaa Goordhow Magaalada Kismaayo ka Bilaabatay Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Jubbaland,waxaana ku tartamaya ilaa shan musharax.

Sidoo kale waxaa socota Codeynta Xildhibaanada Baarlamaanka Cusub ee Jubbaland,kuwaasi oo Codadka siinaya shatan musharax ee ku tartameysa Doorashada.

- Advertisement -

Hoolka doorashada ayaa waxaa ku wada sugan, Xildhibaanada Jubaland ee la dhaariyey dhammaantood,Odayaasha dhaqanka, Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo marti-sharaf kale.

Ammaanka goobta doorashadu ka dhaceysa ayaa Maanta siweyn loo adkeeyay,isla markaana waxaa si Wadajir ah u sugaya Ciidamada nabadgalyada dowlad Goboleedka Jubbaland  iyo kuwa Midowa Afrika ee ciidamada AMISOM.

 

Halkaan ka Daawo Muuqaalka 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories