HomeWararSawirro:-Ergada Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo Maanta gaaray Dhuusamareeb

Sawirro:-Ergada Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo Maanta gaaray Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Qaar kamid ah ergada ka qayb geleysa shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xaunta dowlad gobaleedka Galmudug. Xubnaha guddigga qaban-qaabada shir-weynaha iyo madaxa fulinta Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay ergada oo safarro xagga hawada iyo dhulka ah  ku tegey halkaasi. Ergada ayaa la geeyay deegaanno  horay loogu sii diyaariyay,kuwaas oo […]

- Advertisement -

Qaar kamid ah ergada ka qayb geleysa shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xaunta dowlad gobaleedka Galmudug.

Xubnaha guddigga qaban-qaabada shir-weynaha iyo madaxa fulinta Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay ergada oo safarro xagga hawada iyo dhulka ah  ku tegey halkaasi.

- Advertisement -

Ergada ayaa la geeyay deegaanno  horay loogu sii diyaariyay,kuwaas oo inta uu socdo shirka dib-u-heshiisiinta Galmudug joogaya degmada Dhuusamareeb ,si loogu gogol xaaro dhismaha dowlad gobaleed loo dhanyahay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories