HomeWararSawirro:-Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland oo Goordhow Bilaabaneysa

Sawirro:-Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland oo Goordhow Bilaabaneysa

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa Goordhow ka bilaaban doonta Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland iyo labadiisa ku xigeen. Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland ayaa waxaa ku tartamaya ilaa shan musharax,kuwaasi oo ku sugan Hoolka Doorashada ay ka bilaaban doonto,waxaana socota qaban-qaabadii ugu dambeysay. Sidoo kale hoolka Doorashada ayaa waxaa ku […]

- Advertisement -

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa Goordhow ka bilaaban doonta Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland iyo labadiisa ku xigeen.

Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland ayaa waxaa ku tartamaya ilaa shan musharax,kuwaasi oo ku sugan Hoolka Doorashada ay ka bilaaban doonto,waxaana socota qaban-qaabadii ugu dambeysay.

- Advertisement -

Sidoo kale hoolka Doorashada ayaa waxaa ku wada sugan, Xildhibaanada Jubaland ee la dhaariyey dhammaantood,Odayaasha dhaqanka, Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo marti-sharaf kale.

Ammaanka goobta doorashadu ka dhaceysa ayaa Maanta siweyn loo adkeeyay,isla markaana waxaa si Wadajir ah u sugaya Ciidamada nabadgalyada dowlad Goboleedka Jubbaland iyo kuwa Midowa Afrika ee Ciidamada AMISOM.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories