HomeWararSawirro:-Dagaal ka dhan ah Al-shabaab oo looga dhawaaqay Gobolka Hiiraan

Sawirro:-Dagaal ka dhan ah Al-shabaab oo looga dhawaaqay Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Kulan looga hadlaayay amniga deegaanada Gobolka Hiiraan ayaa waxaa Magaalada Baladweyne ku yeeshay Guddoomiyaha Gobolkaas Cali Muxumed Caraale,Saraakiisha Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM. Kulanka ayaa intii uu socday waxaa lagu gorfeeyay sidii loo xaqiijin ahaa amniga deegaanada Gobolka Hiiraan iyo sidii Al-shabaab looga saari lahaa deegaanada ay halkaas kaga sugan yihiin. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulan looga hadlaayay amniga deegaanada Gobolka Hiiraan ayaa waxaa Magaalada Baladweyne ku yeeshay Guddoomiyaha Gobolkaas Cali Muxumed Caraale,Saraakiisha Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM.

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa lagu gorfeeyay sidii loo xaqiijin ahaa amniga deegaanada Gobolka Hiiraan iyo sidii Al-shabaab looga saari lahaa deegaanada ay halkaas kaga sugan yihiin.

- Advertisement -

Sidoo kale Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Muxumed Caraale,Saraakiisha Ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa si wada jira ugu dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-shabaab,kaasi oo dhawaan laga bilaabi doono deegaano ka tirsan Gobolkaas.

Howlgalkaas ayaa Maamulka Gobolka iyo Saraakiisha Ciidanka waxaa ay ku doonayan in dagaalamayaasha Al-shabaab uga saaraan deegaano ka tirsan Gobolkaas oo ay gacanta ku hayaan.

Al-shabaab ayaa xiliyada qaar waxaa ay weeraro dhabo ah iyo mid toos ah ay ku qaadaan Saldhigyada Ciidanka dowladda Itoobiya ay ku leeyihiin deegaano ku yaalla Gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts