HomeWararQaraxyo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qaraxyo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Qaraxyo Goordhow ka dhacay Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir,kuwaasi oo ahaa Miinooyinka nooca dhulka lagu aaso ah. Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Muqdisho ayaa u sheegay in Jugta qaraxyda siweyn looga maqlay Xaafado ka tirsan degmdaas iyo goobo kale. Sidoo kale waxaa lagu waramayaa […]

- Advertisement -

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Qaraxyo Goordhow ka dhacay Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir,kuwaasi oo ahaa Miinooyinka nooca dhulka lagu aaso ah.

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Muqdisho ayaa u sheegay in Jugta qaraxyda siweyn looga maqlay Xaafado ka tirsan degmdaas iyo goobo kale.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa lagu waramayaa inuu qaraxyada ay ka dhasheen Khasaaro kala duwan,waxaana ku dhaawacmay saddex ruux,isla markaana waxaa loola cararay mid kamid ah Isbitaalada ku yaalla Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ugu horeeyay ayaa waxaa uu ku dhacay wadada aada xarunta Maamulka degmada Deyniile,waxaana halkaas gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Degmadaas oo haatan halkaas ka wada baaritaano.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories