HomeWararNin Dil ka geystay Qardho oo laga soo qabtay Yemen

Nin Dil ka geystay Qardho oo laga soo qabtay Yemen

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa xalay laga dejiyay Nin laga soo qabtay dalka Yemen ku eedeeysan inuu Magaalada Qardho horey ugu dilay Nin la sheegay inuu Ganacasade ahaa. Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiga dalka Yemen Cabdullaahi Xaashi Shuuriye ayaa Ninkaas ka dejiyay Magaalda Boosaso,isagoo u gacan geliyay Madax ka tirsan Maamulka Puntland. Ninka […]

- Advertisement -

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa xalay laga dejiyay Nin laga soo qabtay dalka Yemen ku eedeeysan inuu Magaalada Qardho horey ugu dilay Nin la sheegay inuu Ganacasade ahaa.

Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiga dalka Yemen Cabdullaahi Xaashi Shuuriye ayaa Ninkaas ka dejiyay Magaalda Boosaso,isagoo u gacan geliyay Madax ka tirsan Maamulka Puntland.

- Advertisement -

Ninka laga soo qabtay dalka Yemen ayaa waxaa lagu magacaabaa Maxamed Cabdullahi,kaasi 20-ka Bishii july ee Sanadkan Qardho ku dilay Allaha u naxariistee Dirir Cabdi Gufuri oo ahaa Ganacsade Caan ah.

Madaxda maamulka Puntland ayaa Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiga dalka Yemen Cabdullaahi Xaashi Shuuriye uga mahadceliyay sid gacanta loogu soo dhigay Ninka dilay Dirir Cabdi Gufuri.

Sidoo kale Maxamed Cabdullahi ayaa waxaa isla xalay lagu xiray Saldhig ay leeyihiin Ciidamada dowlad Goboleedka Puntland eek u yaalla Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories