HomeWararKoonfur Galbeed oo xal u raadineysa shaqaaqadii dhawaan ka dhacday Baydhabo

Koonfur Galbeed oo xal u raadineysa shaqaaqadii dhawaan ka dhacday Baydhabo

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Kulankan maanta ay wada qaateen Guddiga Xaqiiq raadinta uu magaacaabay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya ee deegan Doorashadooda ay tahay Koonfur Galbeed ayaa ujeedkiisa ahaa Sidii Xal Waara looga Gaari lahaa Shaqaqadii Ka Dhacday Magaalada Baydhabo 9-kii bishan Agoosto ee sanadka 2019,taasi oo ay ku dhinteen Dad […]

- Advertisement -

Kulankan maanta ay wada qaateen Guddiga Xaqiiq raadinta uu magaacaabay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya ee deegan Doorashadooda ay tahay Koonfur Galbeed ayaa ujeedkiisa ahaa Sidii Xal Waara looga Gaari lahaa Shaqaqadii Ka Dhacday Magaalada Baydhabo 9-kii bishan Agoosto ee sanadka 2019,taasi oo ay ku dhinteen Dad tiradooda ay gaarayso ilaa iyo 8 qof

Kulanka ayaa inta uu Socday Waxaa la isku dhaafsanayey Sidii loo heshiisiin lahaa beelo walaalo ah oo mudo dirirsanaa loona heli deganaansho iyo ka wada Shaqayn amni si aan fursad uhelin dadka Kasoo Horjeeda Jiritaanka Dowladnimada.

- Advertisement -

Xildhabaanadda Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa dhankooda Sido Kale ammaanay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen Sida wanaagsan ee uu Magacaabay Guddi Isugu Jira Wasiiro Sarakiil Ciidan Maamul Gobol iyo Degmo oo Ka Shaqaynaya Sidii Xaqiiqda loogu heli lahaa dhacdadan,waxayna tilmaameen in Taasi ay keeni Karta isku dhowaansho iyo u horseedida Hannaanka Dowladeed ee kaso ifaya Deeganada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories