HomeWararGuddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Jubbaland oo dib loo doortay

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Jubbaland oo dib loo doortay

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Goordhow ayaa waxaa la soo gagabeeyay tirinta Codkii ay dhiibteen Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ee Doorashada Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Maamulkaas. Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland ayaa waxaa ku tartamay laba Musharax,kuwaasi oo kala ah Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan iyo Xuseen Shiinow Cali. Guddoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay Natiijada Doorashada,waxaana Guddoomiyaha Cusub […]

- Advertisement -

Goordhow ayaa waxaa la soo gagabeeyay tirinta Codkii ay dhiibteen Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ee Doorashada Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Maamulkaas.

Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland ayaa waxaa ku tartamay laba Musharax,kuwaasi oo kala ah Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan iyo Xuseen Shiinow Cali.

- Advertisement -

Guddoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay Natiijada Doorashada,waxaana Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Jubbaland loo doortay Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan oo helay 55 Cod,kaasio ahaa Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka maamulkaas.

Sidoo kale Musharax Xuseen Shiinow Cali ayaa helay Codad gaaraya ilaa iyo 18 Cod.

Hoolka doorashada ka socotay ayaa waxaa ku wada sugnaa, Xildhibaanada Jubaland ee la dhaariyey dhammaantood,Odayaasha dhaqanka, Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo marti-sharaf kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories