HomeWararDoorashada Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland oo Maanta Kismaayo ka dhaceysa

Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland oo Maanta Kismaayo ka dhaceysa

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Jubbaland ayaa Maanta waxaa lagu wadaa inay ka dhacdo Doorashada Guddoonka Cusub ee dowlad Goboleedka Jubbaland. Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland ayaa waxaa la filayaa inay doortaan Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa kuxigeen ee maamulkaas,kdaib markii dhawaan Guddiga Doorashada ay ku dhawaaqeen inay Maanta la qaban doono Doorashada. Magaalada Kismaayo […]

- Advertisement -

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Jubbaland ayaa Maanta waxaa lagu wadaa inay ka dhacdo Doorashada Guddoonka Cusub ee dowlad Goboleedka Jubbaland.

Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland ayaa waxaa la filayaa inay doortaan Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa kuxigeen ee maamulkaas,kdaib markii dhawaan Guddiga Doorashada ay ku dhawaaqeen inay Maanta la qaban doono Doorashada.

- Advertisement -

Magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga dareemayaa qaban-qaabada Doorashada Guddoonka Jubbaland,waxaana goobjoog ka noqonaya xubno ka tirsan Beesha Caalamka oo ku sugan halkaas.

Ammaanka guud ee Magaalada Kismaayo ayaa Maanta siweyn loo adkeeyay,waxaana sugida amniga iska kaashanaya Ciidanka AMISOM iyo kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories