HomeWararAl-shabaab oo la wareegay Saldhig Ciidan oo ku yaalla Deynuunaay

Al-shabaab oo la wareegay Saldhig Ciidan oo ku yaalla Deynuunaay

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Wararka aan ka heleyno deegaanka Deynuunaay ee duleedka Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ay sheegayaan in saakay dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ay dagaal kula wareegeen Saldhig Ciidamada dowladda ay ku leeyihiin deegaankaas. Dadka deegaanka ayaa sheegay in Ciidamo hubeysan oo ka tirsan Al-shabaaba ay dhowr jiho ka soo weerareen Saldhiga Ciidanka dowladda ay ku lahaayeen deegaanka […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno deegaanka Deynuunaay ee duleedka Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ay sheegayaan in saakay dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ay dagaal kula wareegeen Saldhig Ciidamada dowladda ay ku leeyihiin deegaankaas.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in Ciidamo hubeysan oo ka tirsan Al-shabaaba ay dhowr jiho ka soo weerareen Saldhiga Ciidanka dowladda ay ku lahaayeen deegaanka Deynuunaay,isla markaana waxaa intaas kadib qarxay dagaal xoogan oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

- Advertisement -

Sidoo kale dadka deegaanka ayaa tilmaamay in Al-shabaab ay la wareegeen gacanta ku heysta Saldhiga Ciidamada,kadib markii halkaas gebi ahaan ay isaga baxay Ciidamadii ku sugnaa.

Ciidamadii dowladda ee ka baxay Saldhiga ayaa weerar kusoo qaaday halkaas,waxaana la sheegayaa inuu dagaal Culus dhexmarayo Ciidamada iyo dagaalamayaasha Al-shabaab.

Weli lama oga Khasaaraha rasmiga ee ka dhashya dagaalka ka socda deegaanka Deynuunaay ee duleedka Magaalada Baydhabo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories