HomeWararMusharaxiinta Jubbaland oo ka soo horjeestay Dalab uu gudbiyay James swan

Musharaxiinta Jubbaland oo ka soo horjeestay Dalab uu gudbiyay James swan

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Musharaxiinta u taagan qabasha xilka Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland ee Is diiwaangeliyay ayaa ka horjeestey dalab Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James swan u gudbiyay Madaxda maamulka Jubbaland. James swan oo shalay Magaalada Kismaayo kula kulmay Madaxweynaha Jubbaland ayaa Codsaday in waqti kordhin lagu sameeyo Is diiwaangelinta Musharaxiinta Madaxweynaha si ay isugu Diiwaangeliyaan Musharaxiinta aan […]

- Advertisement -

Musharaxiinta u taagan qabasha xilka Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland ee Is diiwaangeliyay ayaa ka horjeestey dalab Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James swan u gudbiyay Madaxda maamulka Jubbaland.

James swan oo shalay Magaalada Kismaayo kula kulmay Madaxweynaha Jubbaland ayaa Codsaday in waqti kordhin lagu sameeyo Is diiwaangelinta Musharaxiinta Madaxweynaha si ay isugu Diiwaangeliyaan Musharaxiinta aan weli is diiwaangelinin.

- Advertisement -

Musharaxiinta Jubbaland ayaa sheegay in aad uga xun yihiin in Guddiga Doorashooyinka aysan wax tixgelin ah dheeri ah siinin Musharaxiinta,isla markaana ay ku mashquulsan yihiin howlo kale oo dan u aheyn geedi socodka Doorashada.

War-saxaafeed ka soo baxay Kudlada musharixiinta Madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa ay ku sheegeen in marna aysan aqbali doonin in dib loo furo Is diiwaangelinta Musharaxiinta,iyagoo xusay in Guddiga iyo Maamulka Jubbaland ay danno gaar ah ka leeyihiin howlasha Doorashada.

Hoos ka Akhriso War-saxaafeedka Kudlada musharixiinta Madaxweynaha Jubbaland.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories