HomeWararWefdi heer sare ah oo ku wajahan Magaalada Kismaayo

Wefdi heer sare ah oo ku wajahan Magaalada Kismaayo

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Magaalada Kismaayo waxaa maanta ku wajahan wefdi ka socda beesha Caalamka kuwas oo kulamo la soo yeelan doona madaxweynaha mamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. Wakiilka QM u qaabilsan arrimaha Somalia James Swan iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa la filayaa saacadaha soo socda in ay ka degaan garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo. Waxaa fashil […]

- Advertisement -

Magaalada Kismaayo waxaa maanta ku wajahan wefdi ka socda beesha Caalamka kuwas oo kulamo la soo yeelan doona madaxweynaha mamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Wakiilka QM u qaabilsan arrimaha Somalia James Swan iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa la filayaa saacadaha soo socda in ay ka degaan garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo.

- Advertisement -

Waxaa fashil ku soo dhamaaday kulamo saacadihii la soo dhaafay dhex maray saraakiil ka kala socotay sirdoonka Itoobiya Ururu gobaleedka IGAD iyo madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Dowladda Somalia ayaa sheedda ka eegeysa arrimaha doorashooyinka Jubbaland iyada oo qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Somalia lagu sheegay in aysan aqoonsan doonin natiijo kasta oo baal marsan shuruucda doorashooyinka kana soo baxda doorashada Kismaayo.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories