HomeWararSoomaali laga boobay goobo ganacsi oo ay ku lahaayeen Koonfur Africa

Soomaali laga boobay goobo ganacsi oo ay ku lahaayeen Koonfur Africa

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Warar aan ka helnay deegaanka Soweto ee magaalada Johannesburgee dalka Konfur Afrika ayaa sheegaya in gelinkii dambe ee shalay ilaa xalay, halkaasi boob,dhac iyo dhawacaba, loogu geeystay Soomaalida ganacsatada ah,waxaa boob loo geestay boqolaal dukaan, sida uu BBC sheegay Cabdixakiim Biif oo ku sugan halkaas. Arrintan ayaa la sheegay inay ka dhalatay kadib markii ay […]

- Advertisement -

Warar aan ka helnay deegaanka Soweto ee magaalada Johannesburgee dalka Konfur Afrika ayaa sheegaya in gelinkii dambe ee shalay ilaa xalay, halkaasi boob,dhac iyo dhawacaba, loogu geeystay Soomaalida ganacsatada ah,waxaa boob loo geestay boqolaal dukaan, sida uu BBC sheegay Cabdixakiim Biif oo ku sugan halkaas.

Arrintan ayaa la sheegay inay ka dhalatay kadib markii ay isku dhaceen ganacsade iyo macamiilkiisa isla markaasna ay ka caroodeen dadka degaanka.

- Advertisement -

Cabdixakiin Ibraahim oo ku magac dheer Cabdixakiin Biif,oo dhacdadaasi uga waramay BBC-da ayaa sheegay inuu arkay, Soomaali iyo Itoobiyaan ganacsato ah uu dhaawac kasoo gaaray iska hor imaadkaas.

‘’waxaa bililiqo loo geeystay dhaamaan dukaanadoodi iyagoo ay geesteen dadka u dhashay deegaankaa” ayuu yiri CabdiXakiin

Waxaa dalka Koonfur Afrika horey uga dhacay dhacdooyin noocan ah oo ku saleysan ajaanib naceybka oo ay dad badan dhibaato kasoo gaartay.

- Advertisement -

Xigasho BBC-Somali

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories