HomeWararSawirro:- Madaxweynaha K/Galbeed oo la Kulmay Wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Hey’adda Cuntada...

Sawirro:- Madaxweynaha K/Galbeed oo la Kulmay Wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Hey’adda Cuntada Dunida WFP

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada,ayaa manta magaalada Beydhabo kula kulmay Wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Hay’adda Cuntada Dunida ee WFP Casar Arroyo Kulankaan oo ujeedadiisu aheyd sidii Qaramaa Midoobay,gaar ahaan Hey’sffs Cuntada Dunida ay  u ogaan laheyd Xaaladaha Ka jira Deegnaadda dowladda […]

- Advertisement -

Kulankaan oo ujeedadiisu aheyd sidii Qaramaa Midoobay,gaar ahaan Hey’sffs Cuntada Dunida ay  u ogaan laheyd Xaaladaha Ka jira Deegnaadda dowladda Koonfur Galbeed ,waxaa uu ka dhacay Xarunta Aqalka Madaxtooyada ku meel Gaarka ee Magaalada Baydhabo

Kulanka inta uu Socday,waxaa looga hadlay Sidii Hay”adda WFP ay u kordhin lahayd Arimaha Gargaarka ee ay ka wado Deeganadda Koonfur Galbeed Somaliya Waxaana Madaxa Hay”adda WFP uu Sheegey inay kordhin Doonan Kaalmada Bini adan nimo ee ay ka wadan Gobolada Bay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose.

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa u mahadceliyey Madaxda Hay”adda WFP Waxaana uu ku dhiiro Geliyey inay kordhiyaan Sidii Kaalmada Bini adan nimo ee ay kawadan Koonfur Galbeed ay u joog tayn lahayeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories