HomeWararSawirro:- Kulan Xasaasi ah oo Garoonka Kismaayo uga socda James Swan iyo...

Sawirro:- Kulan Xasaasi ah oo Garoonka Kismaayo uga socda James Swan iyo Odayaasha Jubbaland

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Magaalada Kismaayo waxaa goor dhow gaaray wakiilka QM u qaabilsan arrimaha Somalia James Swan waxaana garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo uu kulan shir sanyahay odayaasha dhaqanka ee maamulkaas. Kulankaan oo ah mid xasaasi ah ayaa Garoonka Diyaaradaha gaar ahaan Koonteenar ku dhex yaalla halkaas waxaa kulan albaabadu ay u xiranyihiin ku leh wakiilka QM James […]

- Advertisement -

Magaalada Kismaayo waxaa goor dhow gaaray wakiilka QM u qaabilsan arrimaha Somalia James Swan waxaana garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo uu kulan shir sanyahay odayaasha dhaqanka ee maamulkaas.

Kulankaan oo ah mid xasaasi ah ayaa Garoonka Diyaaradaha gaar ahaan Koonteenar ku dhex yaalla halkaas waxaa kulan albaabadu ay u xiranyihiin ku leh wakiilka QM James Swan iyo Odayaasha sdhaqanka saxda ah ee maamulka Jubbaland iyada oo ammaanka si weyn loo adkeeyay.

- Advertisement -

Intiisa badan kulanka waxaa looga hadlayaa arrimaha doorashooyinka iyo sida ay ugu qabsoomi karaan six or iyo xalaal ah iyaga oo odayaashu ay qaadanayaan kaalintooda kaga aaddan.

Kulankaan ayaa noqonaya mid ka mid ah kulamadii ugu xasaasisanaa eek a dhaca magaalada Kismaayo iyada oo aysan ka qeyb gelayn Siyaasiyiinta u taagan madaxtinimada maamulkaas iyo madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Dhinaca kalana marka uu soo dhamaado kulankaan ayaa la filayaa in wakiilka QM ee arrimaha Somalia James Swan in uu si gaar ah ula kulmo Madaxweynaha maamulka Jubbaland musharaxiinta iyo guddiga doorashooyinka isla markaana uu ku qanciyo in si hufnaan a loo maamulo doorashada kaalintoodana laga siiyo Musharaxiinta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories