HomeBarnaamijyadaDhageyso:Qeybta 21aad Barnaamijka Tusmada Guusha Ee Radio Dalsan Iyo BBC-Media Action

Dhageyso:Qeybta 21aad Barnaamijka Tusmada Guusha Ee Radio Dalsan Iyo BBC-Media Action

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Barnaamijka Tusmada Guusha waa Barnaamij Cusub oo aynu diiradda ku saareyno dhiiragelinta haweenka ee dhinaca ganacsiyada yar-yar iyo kuwo doonaya iney kusoo biiraan ganacsiga iyo kuwa guualaha ka gaaray  Barnaamijka ayaa noqonaya ah todabaadle ah. Waxaad ka dhageysataan  Radio Dalsan maalinta Khamiista 02:30PM Duhurnimo Si rogaal Celis ah  BarnaamijkaTusmada Guusha waxad dhageysan kartaan Habeenimada Sabtida 08:30Pm. Barnaamijkan waxaa naga taageeraya […]

- Advertisement -

Barnaamijka Tusmada Guusha waa Barnaamij Cusub oo aynu diiradda ku saareyno dhiiragelinta haweenka ee dhinaca ganacsiyada yar-yar iyo kuwo doonaya iney kusoo biiraan ganacsiga iyo kuwa guualaha ka gaaray  Barnaamijka ayaa noqonaya ah todabaadle ah.

- Advertisement -

Waxaad ka dhageysataan  Radio Dalsan maalinta Khamiista 02:30PM Duhurnimo Si rogaal Celis ah  BarnaamijkaTusmada Guusha waxad dhageysan kartaan Habeenimada Sabtida 08:30Pm.

Barnaamijkan waxaa naga taageeraya Hayadda BBC Media Action waxaana maalgalineysa Hayadda iskaashiga caalamiga ah ee u qaabilsan Dalka Norway ee marka magaceeda lasoo gaabaabiyo loo yaqaano NORAD waxaadna ka dhagesaneysaan   Radio Dalsan.

Barnaamijka waxaa si wadajir ah u soo gudbinaya wariyaasheena kala ah;- Xasan Salaad Xasan Laki  & Farxiyo Maxamed Xuseen {Muraad}

- Advertisement -

Farsamadii:-  Maxamed Xuseen Maxamed {Xusni}

Aragtidiina Barnaamijkan waxaad inoogu reebi kartaan halkan ama inoogu soo dir fariinta Gaaban ee 434

Halkaan Ka Dhageyso Barnamijka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories