HomeWararDhageyso:-Xildhibaan Fiqi oo eedeyn u jeediyay dowladda Soomaaliya

Dhageyso:-Xildhibaan Fiqi oo eedeyn u jeediyay dowladda Soomaaliya

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Xildhiban Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan golaha Shacabka Somalia waxa uu ka mid ahaa mudanayaal ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka oo shalay gaaray halkaas kulamana la qaatay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. Xildhibaanka oo ka hadlayay arrimaha doorashooyinka maamulkaas waxa uu sheegay xildhibaanada labada aqal ee shalay tegay Kismaayo in […]

- Advertisement -

Xildhiban Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan golaha Shacabka Somalia waxa uu ka mid ahaa mudanayaal ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka oo shalay gaaray halkaas kulamana la qaatay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Xildhibaanka oo ka hadlayay arrimaha doorashooyinka maamulkaas waxa uu sheegay xildhibaanada labada aqal ee shalay tegay Kismaayo in ay raali ka yihiin hanaanka ay guddiga doorashooyinka u maamulayaan shaqooyinka loo igmaday.

- Advertisement -

Dowladnimada Somalia ayuu tilmaamay in ay halis ugu jirto Al-shabaab nidaamka fedraalkana aausan u shaqeyneyn sidii logu talagalay eedaasna waxa uu dusha u saaraydowladda.

Halkaan Ka Dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories